Majirto xusid ah "wakhtiga ku haboon" ama wakhti ah " ugu fiican" amaba xitaa wakhti ah "mamnuuc" kaasi oo loogu talagalay tukashada salaada istikhaarada. culimada amaba aqoonyahanada diintu waxay si macquul ah uso gabogabeeyen in istikhaarada la bixin karo ama latukan karo wakhti kasta iyo meel kasta. Si kastaba ha ahaate, iyada oo la eegayo xadiisyada kale duwan kuwaasi oo laxidhiidha amaba kuso arooray salaada iyo ducada/ducaysashada, waxanu go'amin karnaa inay jiraan wakhtiyo mamnuuca ka ha amaba ka xaniban ina latukado salaada istikharada. Iyada oo taa laga duulayo waxanu kuso gabagabeyn karnaa inaan latukan karin amabase ay mamnuuctahay in latakudo salaada istikharada saddexden wakhti ee hoos ku xusan: 1. Cadceed soo baxa, lama ogola salaad tukashada wakhtiyada ku beegan cadceed soobaxa. 2. Cadceed dhaca, isla sida ta hore iyana lama ogala tukashada salaada xiliga cadceed dhaca. 3. Cadceeda markey badh tamaha cirka ay ku beegantahay amaba wak...
Deen content is dedicated to provide for you a useful information and reminders related to Islamic religion. Various aspects of Islamic faith, including Quranic verses, hadith, Islamic history, scholarly interpretations, Islamic questions and its answers and contemporary issues as well as Arabic, the language of the Quran, prayer timings, Islamic calendars. And lastly Islamic values, ethics, community-building and fostering a sense of unity among Muslims globally.