Skip to main content

Posts

Showing posts with the label sidee loo tukadaa saalada istikhaarada

SIDEE LOO TUKADAA SALAADA ISTIKHARADA?

 Salada istikharada waa hadiyad dhanka Allah (swt) katimid, uu ugu talagalay qofka muslimka ah.  Qofka muslimka ahi marka uu kuwareero sida uu uxalin lahaa arin, ama arin uu arin kale uga dooran lahaa amaba arinka uu doortay inuu kusaxsanyahay, waxa uu Allah (swt) weydiisan karaa cawimaad/hagis isaga oo tukanaya salaada istikhaarada. waa awood Allah (swt) uu siiyey adoomihiisa si ay uraadsadaan hanuunkiisa, cawimaadiisa iyo xigmada kujirta waxkaste oo nolosha kamida, ha ahaato wax weyn sida arinka guurka, shaqada amaba hayaraato sida inaad labashey ood iibsaneyso oo aad rabto inaad kale doorato.     WAA MAXAY SALAADA ISTIKHAARADA? Erayga istikhaara ee salaada istikhara waxa loola jeeda "in laweydiisto wanaag". Sidaas darteed micnaheedo waxa weyaan inaad si fiican aad wax udalbato ama si wanaagsen aad u weydiisato Allah (swt). Sida laga soo xigtay fiqiga islaamiga istikhaara waxa loola jeeda in laweydiisto allah (swt) xigmad aan dhamaad laheyn taasi oo ku saabsan...