Skip to main content

MIYAAN MIISANKAYGA KORDHIN KARAA ANOO ISTICMAALAYA JIMICSIGA/GYMKA?

Haa, ku biirista qolka jimicsiga ama gymka kolba sida aad u taqaano waxay noqon kartaa hab fiican oo qofka caatada ah uu u kordhin karo miisaankiisa uuna dhisi karo cufnaanta muruqa. Si kastaba ha ahaate, waa muhiim in tan loo wajaho si badbaado leh oo caafimaad qabta.


Jimicsigu wuxuu dadka ka caawin karaa inay iska ridaan miisaankooda, sidoo kalena wuxuu ka caawin karaa inay si caafimaad leh miisaanka isugu daraan. Waxaana laga yaabaa inaad rabto inaad miisanka kordhiso si aad u dhisto murqo ama hadii aad caato tahay oo aad rabtid inaad is cayiliso. Sida awgeed waxaad ubaahantahay inaad isbadel sameyso taas oo ay kamid yihiin inaad cunto cuntooyinka kalooriska badan iyo jimicsiga joogtada ah waxayna kaa cawinaysaa inay kuu kordhiso cufnaanta muruqa caatada ah ee jidhka. 


WAX YAABAHA LACUNO SI LOO KORDHIYO JIRDHISKA AMA IS CAYILINTA?

Miisanka oo kordha ma aha wax adag in lagaro, maha in lacuno cuno badana ama cuno xad kabax ah. laakin ka digtoonow waxa aad cunayso si aad u hesho miisaan cafimaad leh. cunto ka kooban dufan caafimaad qaba (health fats), borotiino iyo karbohydratyo isku dhafan waxay caawisaa dhisidda murqaha waxayna dufaankasi u noqoneysa muruqa ama jidhka guudba energy.

JIMICSIDAYA LA SAMEYO SI LOO KORDHIYO XOOGA, DULQAADKA IYO CUFNAANTA MURUQA?

Si joogto ah u samee jimicsi, mid ka mida ah tallaabooyinka ugu muhiimsan ee lagu dhiso muruqa. Lakiin korodhka miisaanku waa inuu ka mid yahey qorshaha guud. Jimicsiyada qaarkood waxay rabaan inay kordhiyan jirdhiska iyo sidoo kale inay dhisaan cufnaanta murqaha ee dadka caatada ah.
Jidhka ragga iyo ka dumark wuxu kaydiyaa baruurta wuxuna u qaybiyaa murqaha si kale duwan. Sidaa darteed waxaa jiri doona jimicsiyo kala duwan si ay u caawiyaan jirdhiska si ku habbon ruux walba iyo ujeedadiisa.

Comments

Popular posts from this blog

WAKHTIYADA UGU FIICAN EE LATUKAN KARO SALAADA ISTIKHAARADA?

  Majirto xusid ah "wakhtiga ku haboon" ama wakhti ah " ugu fiican" amaba xitaa wakhti ah "mamnuuc" kaasi oo loogu talagalay tukashada salaada istikhaarada. culimada amaba aqoonyahanada diintu waxay si macquul ah uso gabogabeeyen in istikhaarada la bixin karo ama latukan karo wakhti kasta iyo meel kasta. Si kastaba ha ahaate, iyada oo la eegayo xadiisyada kale duwan kuwaasi oo laxidhiidha  amaba kuso arooray salaada iyo ducada/ducaysashada, waxanu go'amin karnaa inay jiraan wakhtiyo mamnuuca ka ha amaba ka xaniban ina latukado salaada istikharada. Iyada oo taa laga duulayo waxanu kuso gabagabeyn karnaa inaan latukan karin amabase ay mamnuuctahay in latakudo salaada istikharada saddexden wakhti ee hoos ku xusan: 1. Cadceed soo baxa, lama ogola salaad tukashada wakhtiyada ku beegan cadceed soobaxa.  2. Cadceed dhaca, isla sida ta hore iyana lama ogala tukashada salaada xiliga cadceed dhaca. 3. Cadceeda markey badh tamaha cirka ay ku beegantahay amaba wak...

What is istikhara prayer?

 It is a sunnah prayer taught by the prophet Muhammed (PBUH). In a hadith the prophet (PBUH) said:  Among the joy of child of Adam is the overflow of performing istikhara (Looking for the best) from Allah. the lifted up and satisfaction up on what is appointed by Allah from him. Furthermore, among the wretchedness of the child of Adam is his negligence for istikhara to Allah, the lifted up and his hatred for what is appointed by Allah for him.  [Sunan Al-Tirmizi] In another hadith narrated by Imam At-Barani, the prophet (PBUH) said: "The prophet (PBUH) used to teach us (the way of performing) istikhara in all matters just as he thought us a verse from the Qur'an. [Sahih Al-Bukhari]        AT the point when we are uncertain about pursuing a choice, we can perform salaat al-istikhara. Istikhara signifies 'to look for the best of issues'. It is a sunnah prayer of two raka'at with the aim to look for  direction from Allah (SWT), on whether to continue...